Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka hadlay kororka Miisaaniyadda Dowladda 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa ka hadlay kororka miisaaniyadda dowladda iyo dadaallada ay dowladdu ku guuleysatay si loo xoojiyo...

Madaxweynaha JFS oo booqday Askar ku soo dhaawacantay hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah geesiyaasha...

Dowladda Soomaaliya oo xirtay 12 Website oo ay Khawaarijta isticmaalayeen 

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha oo ay Khawaarijta lahaayeen, iyadoo horay ay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo cambaareeyay qaraxii ay khawaarijta ka fuliyeen Baladweyne

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa cambaareeyay weerarka fuleynimada ahaa ay geeysteen Khawaarij ku dhiiran weysay furimaha dagaalka inay...

Wasiir Biixi oo la kulmay agaasimaha hay’adda horumarinta caalamiga ah ee UK

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Faysal Maxamed Xaashi ayaa kulan muhiim...

Ugu Akhris Badan