Wararka

Faah faahin ka soo baxaysa qarixii goor dhow Muqdisho ka dhacay

Muqdisho(SONNA) Inta la xaqiijiyay qof shacab ah iyo dhagar qabihii gaariga waday ayaa ku geeriyootay 9 qof kalena waa ay ku dhaawacmeen  kadib markii...

Qarax khasaare geystay oo goor dhow Muqdisho ka dhacay

Muqdisho(SONNA) Daqiiqado ka hor ayaa Qarax waxaa uu ka dhacay Wadada maka Al-Mukarama, kaasi oo ka dhashey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Goobjoogayaal ayaa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo Xilka la Wareegay

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Mudane Xasan Maxamed Cali. Wasiir...

Ururka Gabdhaha Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo Deeq gaarsiiyay Gabdho Agoon ah

Muqdisho (SONNA) Ururka Gabdhaha Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Ugaaso oo ay ku mideysan yihiin gabdhaha wax ka bartay Jaamacadaha kala duwan ee dalka ayaa deeqdan...

Ra’iisul wasaare Khayre oo mushaarkiisa wax ku bari doono 100 arday

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kafaala qaaday in 100 arday oo ka baxay dugsiyada sare ee magaaladda Baydhabo uu ka bixin doono waxbarasho...

Ugu Akhris Badan