Wararka

Shir looga hadlayay la dagaalanka Al-Shabaab oo ka dhacay Gaarisa+(Sawiro)

Muqdisho( SONNA) Shir looga hadlayay iskaashi laga sameeyo dagaalka Al-Shabaab,xoojinta Ganacsiga iyo iskaashi dhanka maamulka oo u dhaxeeya maamulada Jubbaland iyo ismaamulka Gaarisa ayaa...

Zimbabawe: Emmirson Mnangagwe oo maanta loo dhaarinayo xilka madaxweynaha

Zimbabwe(SONNA) Qaban qaabo ku aadan sidii xilka madaxtinimo ee Dalka Zimbabwe loogu dharin lahaa Emmirson Mnangagwe ayaaa ka soconaysa magaalada Haraare ee xarunta Dalka...

Jubblanad oo xooga saareysa waxbarashada caruurta ka soo laabatay Qoxootiga Kenya

Kismaayo(SONNA) Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxabarshada Jubbaland Axmed Handal Madax hay’ada  Qaxootiga Jubbaland Maryan Ow Cali Iyo Maamulayaasha Iskulaadka Magaalada Kismaayo Ayaa Kulanka Kasoo Qayab...

R/wasaare Khayre”Dhismaha Xabsiga Dhexe ee Baydhabo waa qeyb kamid ah qorshe horumarinta Cadaaladad iyo Amniga

Muqdisho(SONNA)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed...

Dowladda Ruwanda oo balanqaad muhiim ah sameysay

Ruwanda(SONNA) Xukuumadda Kigaali ee Rwanda ayaa waxaa ay sheegtay in ay  ku yaboohday in ay magangalyo siinayso 30,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah oo ku...

Ugu Akhris Badan