Wararka

R/W Xamse ” Xukuumaddaydu waxa at u guuri doontaa jiidaha hore ee dagaalka”

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Cadale  

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale, halkaas waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xilka u kala wareejiyay Wasiirrada Ganacsiga 

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmad Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha,...

Kulanka Guddiga Joogtada ah oo lagu dhaariyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada oo...

Ciidanka Hay’adda NISA oo gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal ka tirsan Khawaarijta

Qaranka ee NISA, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo...

Ugu Akhris Badan