Wararka

Taliska Ciidanka Asluubta oo digniino soo saaray+Sawirro

Muqdisho(SONNA)Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan  oo shirjaraa’id uu  ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen  Sarkiil ka tirsan Ciidamada...

Wasiirka Maaliyadda oo Maanta horgeyn doona Baarlamaanka Miisaaniyadda 2018-ka

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr C/Raxmaan Ducaale Bayleh ayaa maanta horgeyn doona Miisaaniyadda Dalka ee sanadka 2018-ka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, si loo ansaxiyo. Wasiirka oo isu...

Taliska Ciidanka Asluubta oo digniino soo saaray

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan  oo shirjaraa’id uu  ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen  Sarkiil ka tirsan Ciidamada...

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Kigali qeybgalay kulanka Guddiyada Maareeya Doorashooyinka

Kulanki afaraad ee sanadlaha ah ee qaaradda ee ay yeeshaan Guddiyada Maareeya Doorashooyinka ayaa usbuuc ka hor ku soo idlaaday Kigaali, caasimadda Rwanda iyadoo...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay

Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay 10 – 15 November 2017. Wasiirka ayaa...

Ugu Akhris Badan