Wararka

Hay’adda Nabad sugidda oo la wareegtay garaash uu ka soo baxay gaari qarxay

Afar ruux ayaa ku dhaawacatay oo ah ilaada Hay’dda horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay oo marka magaceeda la soo gaabiya looyaqaano  UNDP kadib qarax...

Guddiga qaban qabada doorashada guddoonka golaha shacabka oo warbixin laga dhageystay

Guddiga qaban qabadda  Dorashadda  guddoonka gollaha shacabka oo  shalay   Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta u barlamaanka u...

Cabdixakiin Cumar Cabdulle oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Hiliwaa

Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa Maxamed Axmed Xaashi “Qoslaaye”...

Qarax sababay dhaawac afar qof oo ka dhacay Muqdisho

Afar qof ayaa ku dhaawacantay kadib qarax qabsaday mid ka mid ah gaadiidka ay adeegsadaan Ilaalada UN-ka, kaasi oo ku qarxay goob baabuurta lagu xareeyo. Talihaha...

Xildhibaan Jawaari Oo Si Rasmi Ah U Aqbalay In Uu Noqdo Musharax U Taagan Guddoomiyaha Baarlamaanka

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maanta...

Ugu Akhris Badan