Wararka

R/wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga  kula kulmay dhaxal sugaha boqortooyada...

Itoobiya oo xirtay 103-Qof oo la xiriirinayo iska hor imaadka gobolka

Muqdisho(SONNA) Dowladda Itoobiya ayaa xirtay 103-Qof oo lala xiriirinayo dagaalo dhawaan ka dhacay Xuduudaha Labada Gobolka ee Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada,sida  uu Sarkaal ka...

Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyay kulan amniga ku saabsanaa

Kismaayo(SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (AXmed Madoobe) ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka Golaha Amniga heer Dowlad Goboleed oo noqonaya kii...

Wafdiga ka socday Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo kulan la qaatay guddoonka iyo xubno katirsan Golaha Aqalka Sare ee Dalka+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare...

Mareykanka oo Bakistaan digniin adag u jeediyay

Bakistaan(SONN) Xukuumadda Washington ayaa uga digtay Pakistan in uu dhaawac soo gaari doono xiriirka laba geesoodka ah,haddii Dowladda ay Pakistan ku guuldaraysto in ay...

Ugu Akhris Badan