Wararka

Hogaamiyeyaasha Islaamka oo maanta kulan ka yeelanaya go’aankii Donald Trump

Waxaa maanta ka dhacaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga Shir degdeg ah oo ay isugu imaanayaa dalalka Islaamka kaasi oo looga hadlayo go'aankii Donald...

Muuse Biixi Cabdi oo maanta la caleema saarayo

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha dhawaan  la doortay ee Somaliland lafilayaa in maanta lagu caleema saaro magaalada Hargeysa,iyadoo qaban qaabo ku aadan munaasabadda dhaarinta madaxweynaha...

Somalia oo dib u soo nooleyneysaa Dhaqanka & Dalxiiska si dalka nabad iyo horumar loogu soo dabaalo+Sawirro

Cuman(SONNA) Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska oo ka qeybgalaya Shirweynaha 2aad ee Caalamka ee Dhaqanka & Dalxiiska oo...

Madaxweynaha Ruushka”Go’aanta Trump ee Qudus wuxuu burburinaya wadahadalada Bariga Dhexe”

Mosco(SONNA) War ka soo baxay aqalka Cremilinka ee looga arrimiyo Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay siweyn uga soo horjeeda in magaalada...

Mudaneyaasha Golaha Shacabka JFS oo loo qeybiyey Hindise Sharciyeedka Dib u Eegista Xaqsiinta Ciidamada Qaranka

Kulanka Mudaneyaasha Golaha Shacanka JFS oo uu shir gudoominayay guddoomiye ku xiggeenka koowaad ee golaha  Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayay xildhibaanada kusii amba...

Ugu Akhris Badan