Wararka

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya “Sawirro”

Muqdihso (SONNA), guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Masar

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaggoo ku sii...

Wasiirka Amniga XFS oo shir Arrimaha Booliska looga hadlayay uga qeyb galay Doha+Sawirro

Muqdisho(SONNA);-- Wasiirka Wasaaradaa Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kasoo qayb galay Shirka Shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL ) oo looga hadlayey...

Dhageyso:- Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Qorshaha Amniga Qaranka 5-sano ee soo socota

Muqdisho(SONNA);-- Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga,Dib u heshiisiintii...

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo wata gaari oo isku dhiibay Ciidamada Dowladda

Bay(SONNA) Maleeshiyaad ka tirsanaa argaggixisada Al-Shabaab oo wata gaari nuuca Cabdibilaha ah ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa K/Galbeed ee...

Ugu Akhris Badan