Wararka

Guddoomiye Thaabit oo la kulmay Culimada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay Culimada ku nool Magaalada Muqdisho. Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa...

Agaasimaha Guud ee HSJ oo Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka & Kaarka Aqoonsiga ee Doolow iyo Beledxaawo

Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada Bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Magaalooyinka Doolow iyo Balad Xaawo. Agaasimaha ayaa...

Wafdigii Dowladda Soomaaliya ay dirtay oo guda galay xal ka gaarista xaaladda Baladxaawo+Sawirro

Waxaa magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ka dhacay kulamo looga hadlayo xal u helida  xisadaha ka taagan degmadaasi,kadib markii Dowladda Kenya ay bilowday in...

Horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo iska dhiibaya deegaanada K/Galbeed

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaabka iyo horjoogayaashooda ayaa iska dhiibaya Maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay,kadib markii ay ka soo goosteen argagixisada Shabaab. Guddoomiyaha maamulka...

Ra’iisul wasaare Kheyre maamul wanaaga aan gaarnay waxay sababtay in dunidu usoo jeesato maalgashiga soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Hormarka ay ku talaabsatay Xukuumadda intii ay...

Ugu Akhris Badan