Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Kampala

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada Koofurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, kaas oo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay qaar ka mid ah ciidanka difaaca deegaanada shabeellaha dhexe

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Ciidanka difaaca deegaanka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa...

Ciidanka Booliiska oo soo xiray Cabdiraxmaan Suleyman oo ku kacay falal liddi Ku ah Amniga qaranka

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliiska ee degmada Xamarweyne ayaa caawa soo xiray Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac, oo ku eedeysan inuu ku kacay falal...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo kulan loga wadahadley xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya...

Ugu Akhris Badan