Wararka

Xubnaha guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka BJFSayaa maanta shir ku yeeshay xafiiskooda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xubnaha guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka BJFS oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee ay u xilsaaranyihiin ayaa maanta shir ku...

XILDHIBAANDA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA XAKAMEYNTA KIIMIKOOYINKA BEERAHA SOOMAALIYEED.

  Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka,waxaana shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Horay ayaan dalkaan Madaxweyne uga soo noqday kursigana iskuma dhajin.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay mas’uuliyiin kala duwan ee Dowladda iyo kuwa maamul gobolleedyada in ay u istaagaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Gurmad Qaran

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeer ku tagay xarunta qaran ee howlgalada gurmadka deg...

Haweenka Qaranka Soomaaliyeed “HOOYO U HIILI QARANKA”

-Haweenka Qaranka Soomaaliyeed “HOOYO U HIILI QARANKA” ayaa maanta Duco iyo Baroordiiq u sameeyay Shuhadadii toddobaadkii hore ay kooxaha Khawaarijta ku xasuuqeen xeebta Liido...

Ugu Akhris Badan