Wararka

Shacab danyar ah oo ku barakacay Fatahaada Wabiga Jubba oo deeq raashiin loo qeybiyay

Doolow(SNTV);- Maamulka degmada Doolow iyo Guddiga Gurmadka Fataahadaha degmadaasi ayaa in ka badan 30- Tuulo oo ku teedsan Wabiga Jubba waxay gaarsiiyeen deeq raashiin...

Khayre oo Daah-furay Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga

Muqdisho(SNTV): – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  daah-furay Qorshaha midaynta iyo Daadejinta Sugidda amniga Caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga...

Guddiga amniga baarlamaanka oo warbixin ka dhageystay wasiirka amniga.

Muqdisho(SNTV)- Guddiga Arrimaha Guddaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Kulan la qaatay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed ABuukar Islow Ducaale iyo  saraakiisha ciidamada...

Bakistaan oo $10.5 Milyan ugu deeqday Soomaaliya.

Bakistaan(SNTV):– Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan diiwaangelinta iyo kaydinta xogta dadweynaha Soomaaliyeed, farsamada ku bixi doonta iyo tabobarada...

Duqa Muqdisho oo sheegay in baaris lagu sameynayo dhulalka Dowladda

Muqdisho, 23 May 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in khubaro...

Ugu Akhris Badan