Wararka

Spain oo aqbashay Markab tahriibayaal wada oo Talyaanigu diiday

Dawladda Spain ayaa aqbashay in Dekadeheeda uu ku soo xirto Markab wada in ka badan 600 oo Tahriibayaal ah, kaas oo shalay Talyaaniga iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay Magaalada Muqdisho Afur iyo Casho Sharaf Ugu Sameeyay Qaar Ka Mid Ah...

Trump iyo Kim Jong-un oo ku kulmay Singapore

Madaxwaynaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong-un iyo dhigiisa dalka Maraykanka Donald J Trump ayaa yeeshay kulan taariikhi ah oo muddo la qorshaynayey,  kaas oo xalay ka...

Taliyaha Hogaanka Howl-galinta CXD oo booqday Degaanadii Al-shabaab laga Xureeyay ee Jubbooyinka

Kismaayo(SNTV):–Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqday Deegaanada Jubboyinka ee dhawaan laga xureeyay Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Saraakiisha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda, Warfaafinta & dowladda Hoose

Muqdisho(SNTV):—-Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo...

Ugu Akhris Badan