Wararka

Shibis oo ka guuleystay degmada ay wada tartamayeen

Muqdisho (SNTV)-Tartanka waxaa ku wada ballansanaa degmooyinka Shibis iyo Heliwaa oo ka wada tirsan gobalka Benaadir, waxaana weydiimaha ugu horreynba nasiib u yeeshay degmada...

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada sare oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka cadaaaladda...

RARKA GUDAHA Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminiyo oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Baydhabo(SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka...

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Muqdisho(SNTV):-Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3 June 2018 si diiran...

Duqa Muqdisho oo Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Amniga Qaranka

Muqdisho 03 June 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah...

Ugu Akhris Badan