Wararka

Kaxda oo ku biirtay degmooyinka ku haray wareegga 2-aad ee tartan aqooneedka

Muqdisho (SNTV)- Habeenkii xalay ahaa waxaa foodda is daray  tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo Xamar-jajab oo ka wada tirsan gobalka Benaadir, waxaana ugu horreyn nasiib...

Dawladda oo lacag ugu deeqday Goballada Duufaantu ku dhuftay

Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya $1,000,000...

Madaxweynaha oo Baydhabo ka furay shirka Amniga 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow ka furay Magaalada Baydhabo Shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya...

Hanaanka Garsoorka Dalka oo dib u habeyn lagu sameynayo

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay inuu sameyn doono dib u habayn balaaran oo ku aadan hanaanka garsoorka dalka, xilli shalay uu la...

Faah faahin ka soo baxaysa Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Tunisa

Tunisia(SNTV)- Wararka ka imaanaya dalka Tunisiya ayaa sheegay in Ugu yaraan 35 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen kadib markii doon ay saarnaayeen ay...

Ugu Akhris Badan