Wararka

Madaxweynaha Puntland oo Xarigga Ka Jaray Waddada Wasaaraddaha ee Puntland.

Garoowe(SNTV):–Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taarikhdu tahay 10 June 2018 ayaa waxa uu xarigga ka jaray waddada...

Duqa Muqdisho oo amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaab

Muqdisho, 10 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza...

Ciidanka Xoogga Dalka oo burburyay Saldhigyo ay Alshabaab ku lahaayeen duleedka Kismaayo qasaarana Gaarsiiyay

Kismaayo(SNTV)- Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Jubbaland iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa nabadiidka Al-shabaab kala wareegay degaanka baarsanguuni oo Magaalada kismaayo u jira 50km,hlkasi...

Ra’isul wasaare Kheyre oo shacab iyo ciidan kula saxuurtay qeyba kamid ah Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha Xukumadd Federalka Soomaaliya ayaa kormeer Amni waxa uu ku sameeyey inta badan degmooyinka Gobolka Benaadir, halkaasi oo uu ku booqday...

Shir madaxeedka G7 oo laysku maan dhaafay kadib War-murtiyeedka shirka “Sawirro”.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump dafiray soo dhoweeyn uu horey u soo dhoweeyay war murtiyeed laga soo saaray dhammaadka shir madaxeedka wadamada G7 isagoo...

Ugu Akhris Badan