Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo si rasmi ah u soo xiray tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Musaabad kooban oo lagu qabtay studio Radio Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo ay ku tartameen...

Kismaayo oo hormuud u noqotay 30-kii degmo ee galay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Tartanka adag ee kama dambeysta ah ayaa u dhaxeeyay  degmooyinka Kismaayo & Warta-Nabadda oo ka kala tirsan Benaadir & Jubbada-Hoose Tartameyaasha labada degmo...

Wasaaradda Ganacsiga oo mamnuucdey in Hubka caagga ka sameysan oo ay carruurta ku ciyaaraan in aan dalka laga soo dejin karin

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay in ganacsatadu ay soo dejin karin Toys-ka ka sameysan Hubka...

Maxkamadda ICC oo sii daysay Jean Pierre Bembe oo dembiyo dagaal loo haystay

Garsooreyaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ICC ayaa amar ku bixiyey in xabsiga laga sii daayo Mr. Jean-Pierre Bemba oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii...

R/Wasaaraha Talyaaniga oo jawaab ka bixiyay cambaareeyn Faransiiska uga timid “Sawirro”

R/Wasaaraha dalka Talyaaniga, Giuseppe Conte, oo ka hadlay cambaareeyn dhowaan ka soo yeertay Madaxweynaha Faransiiska Emmannuel Macron kaasi oo si kulul u dhaleeceeyay Talyaaniga...

Ugu Akhris Badan