Wararka

Nikki Haley oo sheegtay in ay ka baxday Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Q/Midoobay

Muqdisho (SNTV) Mareykanka ayaa ka baxay Gollaha xuquuqda Aadanaha Q/Midoobay , Safiirka Mareykanka u fadhisa Q.Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in arrintani ay ka...

Madaxweyne Farmaajo “Heshiis kasta oo aan galnay wuxuu ku salaysnaa soo celinta magaca Dalka”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey muhiimadda heshiiska taariikhiga ah ee dhexmaray waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweynaha...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka Hadlay Muhiimmadda ay Leedahay Dejinta Siyaasadda Daryeelka Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Muqdisho, June 20, 2018 – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta furay Mashruuca...

Itoobiya oo mar kale Gogol nabadeed u fidisay Dowladda iyo mucaaradka koofurta Suudaan

Addis Ababa-(SNTV)-Madaxweynaha Koofurta Suudaan,Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaradka Dalkaasi , Riek Machar , ayaa Maanta oo Arbaca ah gaaray Magaalada Addis Ababa ee caasimadda...

Danjire Faqi “Soomaaliya wax wadahadal ah kama galayso Dacwadda Badda”

Muqdisho (SNTV) Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Saciid Faqi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegaya in dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan