Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee madasha iskaashiga waddamada...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah furay mashruuc qaliin guud ah oo loogu adeegayo bulshada tabaaleysan “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA), Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka Soomaaliiya Eng, Cabdirahman Cumar Cisman (Yariisow) ayaa maanta  Daah furay Mashruuc Qaliin guud ah...

Magaaladda Melbourne oo lagu qabtay wiil Soomaali ah oo qorsheynayey Weerar argagixiso inuu geeysto

Melbourne (SONNA), Booliska  iyo Hay'adda Sirdoonka Dolwadda Australia, ayaa Xaafad ku taalla magaaladda Melbourne kasoo qabtay Wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyey inuu ka...

Shirka dib u eegista sharciga SHaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed oo garoowe ka furmay+Sawirro

Garowe(SONNA) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa  si rasmi ah uga furay  magaalada Garowe ee Caasimada Puntland Shirka...

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha XFS oo maalinta berrito ah fasaxday shaqaalaha rayidka ee Dowladda Soomaaliya

Muqdisho (SONNA), Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay  12-ka Mowliid...

Ugu Akhris Badan