Wararka

Shir u dhaxeya Wasaaradda Dastuurka iyo Hay’adaha Siyaasadda dalka oo muqdisho lagu qabtay

Hay’adaha ku shaqada leh Tubta Siyaasadda loo dhanyahay iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka ayaa shir wadajir ah oo wadatashi qorshe wadaag ah...

Wasiirka Dekedaha Soomaaliya oo gaaray Hobyo

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Marwo; Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso ayaa Maanta gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka...

Wasiirka Difaaca XFS oo la kulmay saraakiil ka socota Mareykanka, Midowga Yurub iyo Turkiga “Sawirro”

Wasiirka wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee Soomaaliya, Midowga...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan amniga looga hadlayo la qaatay Hay’adaha Amniga iyo Maamulka G/banaadir

Muqdisho (SNTV), dar-dar galinta amniga caasimadda  ayaa looga hadlayey shirkaan uu Ra’iisul Waasaaraha xukumadda federaaLka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu la qaatay hay’addaha...

Wasiirka Difaaca XFS oo la kulmay saraakiil ka socota Mareykanka, Midowga Yurub iyo Turkiga

Muqdisho (SNTV), Wasiirka wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee...

Ugu Akhris Badan