Wararka

Ra’iisul Wasaare kheyre oo booqday dhaawacyada qaraxii Shalay

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Xalay Isbitaallada Muqdisho ku booqday Dadkii ku dhaawacmay qarixii Shalay lala beegsaday Wasaaradaha arrimaha gudaha...

Wasiir Geelle “Dowladda waxa ay ku mashquulsan tahay badbaadinta dadkeedii lagu dhaawacay weerarkii wasaaradda Arrimaha Gudaha”

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Daahir Maxamuud Geelle wasiirka Warfaafinta...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Sheegay In Dhallinyaradu Ay Yihiin Maskaxda, Xoogga Iyo Dhaqaalaha Dalka

Muqdisho(SNTV):-.Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay soo xiray Shirweynaha 3-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa...

Shirkii u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Hay’adaha ku shaqada leh siyaasadda oo soo xirmay

Muqdisho-(SNTV)-Shir wadajir ah oo u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran Siyaasadda dalka iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY MAGAALADA CARTA EE DALKA JABUUTI (SAWIRRO)

  CARTA, 6da Luuliyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii...

Ugu Akhris Badan