Wararka

Wasiirka Difaaca XFS iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey Xerada Janaraal Dhaga-badan

Muqdisho (SNTV), Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaral Dhaga-badan, ayay kormeer howleed maanta ku tageen wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka, xoghayaha guddiga...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qeyb galeysa shir-weynaha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta.

Geneva(SNTV):- Dalkeena Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee hay’adaha isgaarsiinta oo ka dhacaya magaalada Geneva inta u dhexeysa 9ka...

Wasiirka Amniga gudaha XFS oo tababar u furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV), Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo Ankara kula kulmay madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caasimadda dalka Turkiga ee Ankara kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa...

Afhayeenkii wasaaradda Amniga oo xilkii laga qaaday

Wareegto ka soo baxdey xafiiska Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw (Ducaale) ayaa xilkii afyaheennimo looga qaaday Cabdi-casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan).  

Ugu Akhris Badan