Wararka

Mursal oo furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle.

Muqdisho, 12-07-2018: Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhigga 4aad ee...

Wasiir Ashkir “Waxba iskama badalin lacagta lagu xajinayo, Duulimaadyada Xajkana waa billaabanayaan”

Muqdisho (SNTV)-Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka,...

Wasiirka Difaaca iyo Taliyeyaasha Ciidanka Qalabka sida oo Kormeeray Xerada Hiilweyne

Muqdisho (SNTV), Kormeerka guddiga qiimeynta xeryaha Ciidanka xoogga dalka oo uu madax u yahay wasiirka Gaashaandhigga mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe, ayna Xubno ka...

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Kormeerka Iyo Qiimaynta.

Muqdisho, July 12, 2018– Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid...

Gobolka Banaadir oo daahfuray Wadatashiga Siyaasadda Barakacayaasha

Muqdisho, 12 July 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray wadatashiga Siyaasada Barakacayaasha oo usbuuc...

Ugu Akhris Badan