Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Booliska Turkey

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday Taliska Ciidanka Booliska...

Turkiga Oo Ka Faa’iday Inqilaabkii Fashilmay, Dowlad Xoog leh iyo Horumar “Sawirro”

Muqdish (SNTV) 15-ka bisha July maanta oo kale waxa ay ku beegan tahay maalintii uu dhacay weerarkii inqilaab ee ka dhacay dalka Turkiga, taasi...

Guddoomiyaha degmada Xudur oo kormeeray Mashaariic ka socda degmadaasi

Xudur(SNTV);- Kormeerkaan oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada Xuddur ayaa goobaha ay booqdeen waxa ka mid ah laba xarumood oo loogu talagaley in adeeg caafimaad...

Wasiirka Amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka dardar gelinta Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee isku xirka howlaha Xafiisyada...

Maxkamadda Maamul Gobolleedka Galmudug oo ridday xukunno kala gedisan

Muqdisho (SNTV) Maxkamada Gobalka Mudug ee dowlad Goballeedka Galmudug ayaa ku ridday xukun isagu jira xabsi iyo ganaax labo nin kuwaasoo ay ciidamada ammaanka ee...

Ugu Akhris Badan