Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan beegsanno talada saxda ah, annaga oo shacab iyo dowladba wada soconna.”

Brussels, Belgium, Luuliyo 17, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka...

Hadal-jeedinta Madaxweynaha ee kulanka Wakiillada Ganacsatada Madasha Iskaashiga Soomaaliya

Waxaa farxad iyo sharaf weyn ii ah inaan maanta halkan ku suganahay aniga oo idin kala hadlaya dardargelinta maalgashiga ganacsiga gaarka loo leeyahay ee...

Xeer ilaaliye ku xigeenkii Qaranka oo xilka wareejiyey

Xaflad sogootinta  ah uu ma’suuliyadda ku wareejinayay ku Xigeenkii 1aad ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo dhawaan loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir...

Sanad guurada ciidanka Xasilinta gobolka Mudug oo lagu qabtay Galkacyo

Munaasabadaan lagu maamusayay sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii la howl galiyay Ciiidanka Booliiska ee  Xasilinta Gobalka Mudug oo ay ka qeyb galeen masuulyin iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda  oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Brussels

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa booqasho ku tagay dhismaha Safaaradda Soomaaliyeed ee Brussels. Booqashada Wasiirka...

Ugu Akhris Badan