Wararka

Taariikh nololleedkii Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur

Maxaa ka taqaannaa Taariikh Nololleedkii Wariye Rug-caddaa Saxaafadeed Allaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur Akhriso. 1948 :  ku dhashay Tuulada fara-weyne 1960: Dugsigii Hoose ee Arabsiya 1965:...

Golaha deegaanka Minnesota oo soo saaray qaraar lagu dalbanayo joojinta colaadaha u dhexeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya

Muqdisho(SNTV):–Iyadoo dalka Itoobiya ay ka socdaan rabshada u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa Qaraar ay soo saareen Golaha Deegaanka ee Magaalda Minneapolis ee...

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed  Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha Unaxariiste  Marxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Kana War-bixiyay Natiijada Shirkii Lusaka

Muqdisho, July 20, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay...

Wariyihii caanka ahaa ee Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday magaalada London, iyo wasaarada warfaafinta somalia oo ka tacsiyadeysay.

  Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi wax badan kasoo shaqeyey warbaahinta Somalida, Marxuumka ayaa muddooyinkaan ku xanuunsanaa...

Ugu Akhris Badan