Wararka

Tahriibayaal laga soo bad-baadiyay xeebaha Marooko

Rabat-(SNTVA)- Ciidamada Badda ee Dalka Marooko ayaa Arbacadii Shalay ahayd soo badbaadiyay 110 Qof oo Tahriibayaal ah, kuwaas oo ku safrayay Saddex Doonyo, sida...

Filim-qaadihii Daacish oo ay Maxkamadda Ciidamada Xukuntay..

Muqdisho (SNTV)-Jaamac Xuseen Xasan Nuuni oo ahaa Filim-qaadihii kooxda Daacishta Soomaaliya qala-laasaha ka waddo, sidoo kala  ahaa  mid ka mid ah kuwooda u qaabilsan...

Ku simaha Wasiirka Warfaafinta XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Madax ka socotay Hay’adda TIS

Muqdisho-(SNTV)-Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka ku xiggeenka Wasaaraddaasi, Mudane Aadan Isaaq Cali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku...

Mas’uul loo xiray eedeymo musuq maasuq

Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka , ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo loo haysto eedeymo la xiriira musuq maasuq. Warar aan ka helnay...

Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Xilka laga qaaday

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26ka July 2018 waxaa Xilkii...

Ugu Akhris Badan