Wararka

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo qabtay Nin dil ka geeystay Magaaladda Laascaanood

Muqdisho (SNTV), Hoggaanka Baarista Dambiyada C.I.D  ee Ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa Magaaladda Muqdisho ku qabtay Gacan ku dhiigle dil ka geeystay Magaaladda Laascaanood ee...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dhageyso)

Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda  dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin  ...

Qarax goordhaweyd kadhacay Magaalada buuhoodle.

Hal qof ayaa kudhintay laba kalena  way kudhaawacmeen qarax goordhaweyt kadhacay magaalaa buuhoodle ee gobolka cayn. Sida dad goobjoogayaal ay warabaahinta qaranka usheegeen, Qaraxa  waxaa...

Xisbiga Zanu PF ee Dalka Zimbabwe oo ku guuleystay doorashadii kadhacday dalkaas

Harare Arbaca  August (SNTV):-  Xisbiga talada haya ee dalka Zimbabwe ee  Zanu-Pv,ayaa ku guuleystay doorashooyinkii Baarlamaan ee ka dhacaya dalka Zimbabwe. Xisbigaasi ayaa helay 109...

AMISOM oo ciidamo kala baxaysa Soomaaliya

Muqdisho Arbaca August 1da 2018 (SNTV):- 160 xubnood oo ka tirsan Booliska AMISOM ayaa la filayaa inay ka baxaan Soomaaliya Todobaadkan sii dhammaanaya,ka dib...

Ugu Akhris Badan