Wararka

Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo laga daadgureeyay dalka Yeman

Geneva Arbaca August 8 (SNTV);- U qeybsanaha Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Qaxootiiyada Aduunka ayaa Talaadadii shalay aheyd  shaaca ka qaaday in lagu guulaystay in...

Ra’iisalwasaare kuxigeenka Dalka oo maanta ka qeyb galay Munaasabad uu xilka kula wareegay Wasiirka cusub ee Waxbarashada

Muqdisho Arbaco  August 8 (SNTV):-Ra’iisalWasaare ku xigeenka dalka, Madaxda iyo howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu xilka kula wareegay Wasiirka...

Dowladda Soomaaliya oo caddeysay Mowqifkeeda Sacuudiga iyo Canada

War saxaafadeed ku qornaa afka Carabiga oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu taageeray mowqifka Sacuudiga ee diidmada faragelinta Canada. “Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Al-Bashiir oo wada kulmay

Khartuum(SNTV):Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim ah oo ay uga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qey galay xafladda xiritaanka taba-bar ciidan

Muqdisho (SNTV), Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Muqdisho Kaga qeyb galay munaasabad Ay Ku qalin jabinayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka...

Ugu Akhris Badan