Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay hirgelinta heshiiyadii ganacsi ay horey u galeen

Nairobi-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Maanta dhiggiisa Wasiirka ganacsiga Dalka...

Eng; Yariisoow: Waxaa naga go’an in ay Caasimaddu ka mid noqoto Magaalooyinka ugu ammaanka fiican Adduunka

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa sheegay in ammaanka caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho uu haatan marayo...

Al-Shabaab oo Gaari rakaab ah ku Rasaaseeyay agagaarka Mandheera Kenya

Nairobi-(SNTV)-Ku dhowaad 8 Qof oo Rayid ah ayaa ku dhaawacmay Rasaas ay dableey loo malaynayo Al-Shabaab ku fureen Gaari rakaab ahaa oo marayay inta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo berri booqanaya Turkey

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa u amba baxay dalka Turkiga ka dib markii uu casuumaad ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane...

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo sii xoojinaya xiriirkooda

Jabuuti-RisaalaFM- Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti uu sii ahaan doono mid xooggan, kadib...

Ugu Akhris Badan