Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo La Ciiday Qaar kamid ah Bulshada ku nool Muqdisho

Muqdisho (SNTV) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo maanta kormeer ku tegay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, ayaa la...

Garoonka weyn US Banka Stadium ee Magaalada Minneapolis oo markii ugu horreysay Muslimiintu ku dukadaan Salaadda Ciidul-adxaa.

Minneopolis (SNTV)–Garoonka weyn US Banka Stadium  ee dhaca bartamaha magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo ay Somalidu u badan tahay ayaa taariikhda Markii ugu...

Mareykanka oo xubno sare ka dilay Al-shabaab

Taliska ciidammada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in ay dileen laba xubnood oo muhiim u ahaa Al-shababaab kaddib duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka fuliyeen gobolka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay janaasada askari ku shahiiday howlgallada ciidanka ee ka socda Shabeelada Hoose

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay janaasada Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Macalin Ibraahim. Marxuumka ayaa ka...

Madaxweyne Waare oo la dukaday bulshada Jowhar

Jowhar(SNTV):–Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa saaka subaxnimadii  La tukaday salaada ciidul Adxaa shacabka ku dhaqan caasimada Dawladda Hirshabelle ee Magaalada Jowhar. Salaada...

Ugu Akhris Badan