Wararka

Tababar ku saabsan Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo ka furmay Cadaado

Cadaado(SNTV);-Wasaaradda arrimaha dastuuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado ka furay tababarka tababarayaasha...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Macalimiin tababar ugu soo xirtay Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Xarunta jaamacadda Ummadda ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta tababar loogu soo gaba gabeeyay ilaa 100 Macallim oo wax ka dhigi doona dugsiyo ku...

Mareykanka oo caawimaadka dhaqaale ka joojiyay Falastiin

Muqdisho August 25 (SNTV):– Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in in ka badan  $200m (£155m) oo ah caawimaad dhaqaale oo Mareykanka u qoondeeyay...

koox ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu khaarajiyey Gobolka Baay

Muqdisho August 25 (SNTV):- Howlgalka lagu khaarajiyey Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa ka dambeeyey kadib markii maleeshiyaadkaasi ay weerar kusoo qaadeen deegaanka Daynuunaay oo...

Askar iyo Saraakiil loo xiray Musuq

Muqdisho (SNTV)- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 28 Xubnood oo isugu jira Ciidamada dowladda iyo saraakiil ciidan loo xiray falal la...

Ugu Akhris Badan