Wararka

Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyay ka bixista AMISOM ee Garoonka Muqdisho Stadium

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Shacab aad u badan ayaa hadda ku sugan Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, iyagoo soo dhaweeyay...

Shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyay la xisaabtanka Hey’adaha Dowladda

Muqdisho(SNTV)–Shacbiga ku nool Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u soo dhaweeyay la xisaabtanka Hey’adaha Dowladda, kadib markii uu Raiisul-wasaaraha Dalka uu dhawaan soo gabagabeeyay...

Howlgalo laga sameeyay Magaalada Marka oo lagu soo qabtay Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab

Maxamed Cismaan Yariisow oo ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka warbixiyay Howlgalo ciidammada Xoogga Dalka ay ku...

Theresa May oo booqasho saxed maalmood ah uga bilaabatay qaarada Afrika

Ra'iisul wasaaraha Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqi doonta in ay Uk maalgashiga qaarada Afrika ayaa sare  u qadi doonto marka ay Midowga Yurub...

Shaqaale ka tirsan Hay’adda Duulista Hawada oo Tababar loo furay

Muqdisho (SNTV) Shaqaalaha tababarka qaadanaya ayaa ka koobnaa 16 iyadoo 7 ka mid ay ahaayeen Howl wadeeno ay dhaleen shaqaalihii ka howgali jiray Hay’adda Duulista Hawada...

Ugu Akhris Badan