Wararka

Maamulka Gobalka Benaadir oo AMISOM kala hadlay ilaalinta xuquuqul iinsaanka

Muqdisho(SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Danjire...

Jowhar oo laga bilaabay Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka

Jowhar (SNTV)- Waxaa magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo ay...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Shirkadaha Ganacsi iyo kuwa Dhaqaalaha ee Dalka Shiinaha

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay madaxda shirkadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka Shiinaha, kuwaas...

Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Addis Ababa

Addis Ababa, August 31, 2018 -Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka...

Dalka Shiinaha waa saaxiib aan hagar aqoon (Qeybtii 2-aad)

Muqdisho(SNTV)–Qormooyin aan kaga hadleyno xiriirka qotada dheer ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha iyo booqashada Wafdiga Madaxweynaha ay ku joogaan Magaalada Bijiin ee Wadanka...

Ugu Akhris Badan