Wararka

Hogaamiye kooxeed hore Congo oo laga mamnuucay murashax madaxweynenimo

  Hogaamiye kooxeedki hore ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo Jean-Pierre Bemba ayaa laga mamnuucay inuu ka qayb galo doorashada madaxtinimada ee dalkaasi dhawaan ka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Beijing, Sebteembar 03, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha...

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka shiray qorshaha horumarinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shir guddoominayay Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo...

Cabdiraxmaan Baadiyoow oo loo Magacaabay La-Taliyaha sare ee Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa DR Cabduraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow loogu Magacaabay La-Taliyaha sare R/wasaaraha ee Arrimaha Nabadeynta iyo...

Nusoj oo qabatay Dood ku saabsan badqabka gabdhaha wariyayaasha ah.

Muqdisho August 3 (SNTV):- Ururka saxafiyiinta qaranka Soomaaliyed ee Nusoj ayaa qabta Dood ku saabsan badqabka gabdhaha wariyayaasha ee soomaaliyed iyo sidii loo ilaalin lahaa. Dooddan...

Ugu Akhris Badan