Wararka

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka oo maanta xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddoomiyaha gobolka banaadir

Muqdisho September 9 (SNTV):-Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddoomiyaha gobolka banaadir...

Denmark oo Aqoonsatay passporka Soomaaliga

Muqdisho September 9 (SNTV):-Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo wifdi uu hoggaaminayey oo booqasho rasmi ah ku tagey dalka Denmark...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay koox Qorsheeneysay falal Argagixisanimo

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay  koox Al-shabaab ah oo ku howlanaa dilal iyo weeraro qorshaysan...

Sacuudiga oo ku biiray waddamada xalka u raadinaya Eritrea iyo Jabuuti.

Muqdisho (SNTV)- Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso dhex dhexaadin ay waddo Dowladda Boqortooyada Sucuudiga kana dhex waddo dalalka Eritrea iyo Jabuuti. Wasiirka...

Midowga Afrika oo Soomaaliya iyo Itoobiya ku amaanay dadaallada nabadeed oo ay wadaan

Muqdisho (SNTV)- Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay dadaalka ay wadaan Waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay ku doonayaan in xal kama damebys ah looga...

Ugu Akhris Badan