Wararka

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dadaallada lagu xoojinayo xasiloonida Gobolka

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo khadka taleefanka...

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Golaha Amniga Qaranka

Muqdisho, Sebteember 8, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas oo ka dhici...

Beeralayda gobolka mudug oo dadaal wayn ugu jira tacbashada dalagyada beeraha

Muqdisho September 9 (SNTV):-Deegaanka Xeerodhagaxleey ee gobolka mudug ayaa h meel ku wanaagsan Tabcashada Dalagyada waxaana ku yaala in ka badan 40 Beerood oo...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo dib u habeyn ku sameeyey Garoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad

Muqdisho September 9 (SNTV):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad...

Taliska Ciidanka XDS oo dedaal ugu jirta sidii ay xorriyaddooda ku heli lahaayeen Odayaal ay Af-duubteen Al-Shabaab

Muqdisho September 9 (SNTV):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo wax-garadka kasoo jeeda Galmudug ayaa dadaallo xooggan ugu jira sidii ay xorriyaddooda u heli lahaayeen...

Ugu Akhris Badan