Wararka

Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo

Muqdisho September 17 (SNTV);-  Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Garoonka caalamiga ah       ee     Aadan Cadde ee...

Qaramada Midoobay oo soo dhoweeysay heshiiska Nabadda ay gaareen Ethiopia iyo Eritrea

Jeddeah (SNTV):- Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay in heshiiska ay magaalada Jeddah ku gaareen labada dal Ethiopia iyo Ereteria ay tahay arrin...

War-saxaafadeed:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ugu baaqday Madaxda Galmudug in ay soo afjaraan Khilaafka dhexdooda

Muqdisho(SNTV);- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta, iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah, waxay si dhow ula socataa geedi socodka federaalaynta iyo doorashooyinka dalka. Wasaaradda...

Ra’iisul Wasaare Khayre: dalka oo dhan waa in Is-xilqaan Lagu Dhisaa

Muqdisho(SNTV);- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay in barnaamijka is-xilqaan uu fursad wanaagsan u yahay dib u dhiska dalka...

Amiirka dalka Qadar oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Qadar

Muqdisho (SNTV);- Safiirka cusub ee Soomaliya ee dalka Qadar Mudane C/risaaq Faarax Cali oo horay u soo noqday Safiirka Soomaaliya ee dalka Cummaan ayaa gaaray...

Ugu Akhris Badan