Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre “Dowladnimadeennu waxa ay kusoo dhacday waddada saxda aheyd, waxa ayna u baahntahay in lagu ilaaliyo”

Muqdisho October 2 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay munaasabadda daah-furnaanta maaliyadda dalka ayaa xasuusiyay ummadda Soomaaliyeed in...

Maxkamadda Ciidamada oo go’aano adag ka soo saartay Murankii ka jiray Baraawe.

Baraawe (SNTV)- Iyadoo ka duuleyso cabashada ka timid bulshada, Odayaasha, maamulka dhawaan uu magacaabay koonfur galbeed ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya waxa ay magaalada Muqdishoa...

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo la Kulmay Madaxda Jaamacadda Ondokuz

Wasiirka waasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta JFS Mudane sheikh Nur Mohamed Hassan oo maalmahan safar shaqo ku joogay Dalka Turkiga ayaa martiqaad rasmi ah...

Guddiga Joogtada ee Aqalka sare oo sheegay Xilliga uu furmayo Kalfadhiga Golahaasi

Muqdisho October 1 (SNTV):-Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay kaga hadleen Xilliga fadhiyada Golaha la bilaabayo, Warbixinadii Xog Aruurinta...

Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay Markab sida Dhuxul oo ku xirtay Ciraaq.

Muqdisho October 1 (SNTV):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baalle oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer kaga wallaacsan...

Ugu Akhris Badan