Wararka

Duqa Muqdisho iyo Safiirka Midowga Yurub oo ka wada hadlay Horumarinta Caasimadda

Muqdisho (SNTV);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka

Muuqdisho, Oktoobar 7, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka...

Ra’isul wasaare Kheyre oo kormeeray xarumaha maaliyadda dalka

Muqdisho (SNTV);– Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka bangiga iyo...

Safiirka cusub ee Germany oo Soomaaliya soo gaaray.

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah...

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka mid noqday Golaha Shacabka

Doorasho boos buuxin ahayd oo maanta ka dhacaday magaalada Garoowe, ayaa wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan loogu doortay xubinnimada Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa...

Ugu Akhris Badan