Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo dhagax dhigay Xarunta Tiyaatarka Qaranka

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Maddadaalada Qaranka. Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka Cabdinuur...

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho (SNTV):-Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray, iyagoo hadda kulumo la leh Madax ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga...

Taallo lagu xasuusanayo xasuuqii 14-kii October oo laga dhisay Isgooska Soobe

Muqdisho (SNTV):-Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa taallo xasuus ah ka taagtay Isgoyska KM 5 oo ah goobtii uu ka dhacay weerarkii argagaxiso ee xasuuq...

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo laga gudoomay

Addis Ababa (SNTV): – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cali Shariif Axmed, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u...

Askar ka soo  baxay aag dagaal oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Laba iyo toban (12) askari oo soo  faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido ay ku...

Ugu Akhris Badan