Wararka

Shirkada Diyaaradaha Ethiopia oo dib u bilaabaysa duulimaadkeedii Soomaaliya.

Adis Ababa-(SNTV)- Agaasimaha fulinta Shirkada Diyaaradaha Ethiopia ayaa maanta shaaca ka qaaday in bisha November soo socota 2-eda ay shirkadu dib u bilaabeyso duulimaadkeedii...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirkii 5-aad ee guddiga Joogtada ah ee Arrimaha xuquuqul-Insaanka ee Wadamada Islaamka

Muqdisho (SNTV) Shirkii 5-aad ee Caalamiga ah oo ay yeelanayaan Guddiga Joogtada ah ee Arrimaha xuquuqul-Insaanka ee wadamada ku bahoobay Ururka Islaamka ayaa ka socda...

Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq oo la Kulmay Madaxweyne Barham Saalax

Muqdisho (SNTV) Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Mudane Cabdifitaax Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalkaas Mudane Barham Saalax. Siihayaha...

Oslo oo baroor diiq loogu sameeyay dadkii lagu xasuuqay Zope SAWIRRO.

Munaasabad baroor diiq iyo duco ah oo ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Norway ayaa lagu qabtay magaalada...

UK oo deeq waxbarassho siineysa Soomaalida

Xarunta Chevening ee dowladda Ingiriiska u qaabilsan horumarinta iyo hoggaaminta ayaa bixineysa fursad waxbarasho oo u furan  aqoon yahannada Soomaalida ee leh xirfadaha hoggaamineed. Haddaba...

Ugu Akhris Badan