Wararka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Madax ka tirsan Dalka Ingiriiska

london October 18 (SNTV):-Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka tirsan Dowladda Britain. Mudane,...

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada.

Muqdisho October 18 (SNTV):-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Kulanka golaha wasiirrada ayaa...

Kooxda kubadda cagta Horseed oo abaal marin loo ballan qaaday

Muqdisho (SNTV)- Kooxda kubadda cagta  Horseed ee Ciidamada Xoogga  dalka Soomaaliyaad ayaa maanta ay si wada jir ah ugu sameeyeen Taliska Ciidanka iyo Wasaaradda gaashaandhigga...

Wasiirka Waxbarshada XFS oo kulan la qaatay Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka Turkiga

Ankara (SNTV)- October -17-2018- Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo safar  shaqo...

War-Murtiyeedka kulanka wasiirrada arrimaha dibadda, Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritereya ee Muqdisho.

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Ereteriya Mudane Osman Saleh Mohammed iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu ayaa booqasho rasmi ah ku...

Ugu Akhris Badan