Wararka

Dekadda magaaladda Muqdisho oo lagu qabtay Kontainer Khamri ah

Muqdisho (SNTV)-Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta dekadda magaaladda Muqdisho ku qabtay kontainer Khamri ah, kaas oo saxaafadda loo soo bandhigay, iyaddoo goobta lagu soo...

Madaxweyne Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay sii dardar geliso baahinta Adeegyada Bulshada

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in Golaha Xukuumadda looga baahanyahay...

Kulan ku saabsan Ilaalinta Caruurta iyo Xuquuqdooda oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)- Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Xoogga  saareyso Ilaalinta iyo dhowrida Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed oo ahmiyad weyn uu leh Bulshadda ayaa Maanta waxaa magaaladda...

Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay

Muqdisho Octobe 18 (SNTV):- Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ka dib 2 maalmood oo la soo bandhigayay...

Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada Xamar Weyne

Muqdisho Octobe 18 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay dib-u-dhiska Warta Tunbuluq ee degmada Xamar-Weyne,...

Ugu Akhris Badan