Wararka

Akhriso: War murtiyeedka laga soo saaray shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC

shirkan oo uu maanta magaalada Muqdisho ka furay ra,isulwasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa laga soo saaray 20 qodob oo kala ah. 1-...

Akhriso: Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC

Muqdisho (SNTV):- Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17-ka October 2018-ka ka qabsoomay magaalada Muqdisho,waxaana shir guddoominayay Wasiirka...

Kuweyt oo Beesha caalamka uga baaqday inay taageeraan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Kuweyt  ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay taageero siyaasadeed iyo mid maadi ah u fidiyaan Soomaaliya oo iminka mareyso marxalad ay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Norwey u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV);- Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Amb: verbjorn Hines. Labada Mas”uul...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo faah faahin ka bixiyay qodobada ka soo baxay Shirka OIC

Muqdisho (SNTV);- Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaamay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC mid taariikh ah...

Ugu Akhris Badan