Wararka

Wasiir ku xigeenka Amniga oo ka qeyb galay Shir looga hadlayey Bur-burinta Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa

Geneva December 2 (SNTV):-Madax ka socoto Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir looga hadlaayay baahida Soomaaliya ay u qabto ka...

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar loogu soo xiray Tanzaaniya

Tanzania December 2 (SNTV):-Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya gaar ahaan qeybaha ka howlgala xuduudaha dalka ayaa tababar ugu soo xirmey magaalada...

Shaqaalaha Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Qaranka iyo Jaaliyadda Koonfur Afrika oo maanta ka qeyb galay Ololaha Is-xilqaan

Muqdisho December 2 (SNTV):-Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Qaranka,Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfur Afrika oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Muqdisho iyo...

Golaha Aqalka sare oo maanta ka dooday Hindise-sharciyeedka la dagaalanka Masuq-maasuqa

Muqdisho (SNTV):- Kulanka maanta ee Golaha Aqalka sare oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa...

Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo la furay

Muqdisho (SNTV):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ka soo...

Ugu Akhris Badan