Wararka

Siihayaha Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo kormeeray xarunta Sheybaarka tayada Biyaha oo dib u dhis lagu sameeyay

Muqdisho December 3 (SNTV);-Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha...

Wasiir Cabdi Xoosh oo soo xiray shirka Banbaxa Sanadeedka ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka

Shirka Banbax Sanadeedka ee Wasaaradda Arrimaha Dasturka oo muddo seddex maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo xiray Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Shirka...

Ciidamada ammaanka Galmudug oo ku raad jooga kooxo hubeysan oo gaari ku rasaasadeeyay Godinlabe

Laamaha ammaanka gaar ahaan Ciidamada Booliiska ah ee Deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa wada Baaritaano ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa...

3-dii December 2009-ka maalin xambaarsan murugo.

Maanta oo kale 3-dii December ee 2009-kii waa maalin xusuus gaar ah u leh umadda Soomaaliyeed kadib markii Qarax lala beegsaday munaasabad qalinjibin ah...

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u diyaar garoow ugu jira xuska maalinta la asaasay.

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku jira u diyaar garoowga sanad guuradii 75aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidamada ayaa tijaabadii ugu...

Ugu Akhris Badan