Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 2020-2024

Muqdisho (SNTV)—Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir lagu daah furayay qorshaha horumarinta qaranka ee 2020-2024 kaas...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo si rasmi ah xariga uga jaray xafiiska Hay’adda (IOM) ee Muqdisho

Muqdisho(SNTV) Wasiirka Qorasheynta oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee  Wasaaradda iyo Madaxa Hay’adda muhaajiriinta Aduunka International Organization Immagracration (IOM) ayaa maanta si rasmi ah...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Heshiis is-afgarad ah la saxiixday Maxkamadda Dastuuriga ah ee Dalka Turkiga

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa  maanta heshiis is-afgarad ah la saxiixday Maxkamadda Dastuuriga ah ee Dalka Turkiga. Heshiiskaan oo...

Sooyaalka madaxweynaha la doortay ee Koofur Galbeed Soomaaliya

Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) Wuxuu ku dhashay degmada Baydhabo sanadkii 1968kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose dhexe wuxuu kusoo qaatay degmooyinka Baydhabo iyo Luuq, dugsi sare...

Mareykanka oo ku dhawaaqay kaalmo cusub oo Soomaaliya lagu taageeri doono

Labadii bishan ayaa dowladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale Hey'adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID...

Ugu Akhris Badan