Wararka

Maleeshiyaad badan oo Argagixisada looga dilay Dagaal ka dhacay Baar-sanguuni

Baar-Sanguuni (SNTV) Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyay Weerar ay Malleeshiyaadka Al-Shabaab ku soo qaadeen fariisimaha hore ee ciidanka ay ku leeyihiin deegaanka...

Sarkaal  Xaaskiisa  dilay oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada...

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay xubin sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)- Ciidanka amniga Soomaaliyeed, ayaa Gacanta ku soodhigay 18 ka bishaan dhagar-qabe sare oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-shabaab. Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda...

Gaana oo Ciidamo Boliis ah u soo direysa Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Dowladda Ghana ayaa lagu wadaa in ay dhawaan Dalka Soomaaliya u soo dirto in ka badan 160 Askari oo Boliiska ah, si ay ugu...

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

Muqdisho (SNTV)- Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa...

Ugu Akhris Badan